MAXKAMADDA SARE EE SOOMAALIYA OO DIIDAY DACWADDA KURSIGA FAHAD YAASIIN

Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa diiday qaadista dacwadda Fahad Yaasiin, iyadoo sabab uga dhigtay in aanay Maxkamadda Sare awood u lahayn ka garnaqida cabashooyinka ka dhasha go’aannada maamul ee doorashada dadban ee Barlamaanka 11-aad.

Maxkamadda ayaa shalay si horudhac ah u dhageysatay doodaha qareenada Fahad Yaasiin iyo Xafiiska Garyaqaanka Guud ee dowladda oo matalayey guddiga doorashada Heer Federaal.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *