Wararka

Baarlamaanka Puntland oo ansixiyey masuuliyiin uu magacaabay madaxweyne Deni

Fadhiga maanta Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo ahaan fadhigii 8-aad ee Kalfadhiga 54-aad ayaa waxaa Goluhu…

Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland oo daahfurtay Todobaadka Dhiirigelinta Cunista Kalluunka

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Ilyas Osman Lugatoor oo uu wehliyo Wasiirka Wasaaradda…

Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo daah-furay Todobaadka Qaran ee Horumarinta Kalluumaysiga

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo daahfuray Toddobaadka Qaran ee Horumarinta…

Shiinaha oo doon Taiwan laga leeyahay ku qabtay ‘kalluumaysi sharci darro ah’

Shiinaha ayaa sheegay in ay qabteen doonni laga leeyahay dalka Taiwan, oo ay saarnaayeen shan shaqaale…

Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay markii labaad in ay qaadanayso 3,000 oo Macallimiin ah

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarshada XFS Xildhibaan Nuura Mustaf Mukhtaar ayaa bulshada Soomaaliyeed la wadaagtay qorshaha dowladdu…

Madaxweyne Xasan Sheekh oo mar kale u ambabaxay furimaha dagaalka ka dhanka ah khawaarijta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardar galinaya howlgallada dib u xoreynta dalka…

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku ridday Askari horay u dhaawacay taliyahiisa

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta Shan sano oo Xabsi Ciidan ah ku ridday…

Dibadbaxyo ruxay inta badan magaalooyinka waaweyn ee Kenya

Mudaaharaadyo looga soo horjeedo dowladda Kenya ayaa ruxay magaalooyinka waaweyn ee dalka Kenya, iyadoo dhalinyarada mudaaharaadaya…

Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka qaybgalay munaasabadda xuska 64aad ee 1da Luulyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay munaasabadda xuska sannad guurada 64-aad…

Cudurka shuban biyoodka oo 20 qof ku dilay degmada Baraawe

In ka badan 20 qof ayaa u dhintay qaar kalena way la il daran yihiin xanuunka…