Wararka

Xisbiga Midigta Fog oo ku guuleystay wareega hore ee Doorashada Faransiiska

Natiijo hordhac ah oo kasoo baxday wareega koowaad ee doorashada baarlamaaniga dalka Faransiiska ee dhacday Axaddii…

QM oo Soomaaliya ugu hambalyeeysay Munaasabadda 1-da luuliyo

Ku-Simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa…

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka qeyb galay Munaasabadda Calan-saarka habeenka…

Guddoonka labada Aqal ee BJFS oo shaaciyay xiliga uu furmayo kalfadhiga 5-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

Guddoonka labada Gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa go’aamiyay in maalinta sabtida ah oo ay…

Dagaal beeleed dad badan ay ku dhinteen oo mar kale ka dhacay Mudug

Inta la xaqijiyay 10 qof ayaa dhimatay tiro kalana way ku dhawacmeen dagaal maanta ka dhacay…

Munaasabad lagu xusayey Madaxweynihii hore ee dalka Aadan Cabdulle oo lagu qabtay Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Munaasabad lagu xusayay Madaxweynihii…

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay dhiggiisa Masar ballaarinta iskaashi wadaagga

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi…

Pezeshkian iyo Jalili oo isugu soo haray doorashada Iran

Natiijadi kasoo baxday doorashadi madaxtinimada ee Jimcihi ka dhacday dalka Iran ayaa muujisay inuusan murashaxna helin…

Aas Qaran oo Muqdisho loogu sameeyey Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka, Prof Jawaari

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan madaxda kale ee Qaranka ayaa…

Maxkamada Gobolka Banaadir oo xukun ku riday xubno loo haystay Burcad-badeednimo

Maxkamadda Gobalka Banaadir oo ka Jawaabeysa Xaashida Eedda ee uu Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranku…