Shiinaha oo doon Taiwan laga leeyahay ku qabtay ‘kalluumaysi sharci darro ah’

Shiinaha ayaa sheegay in ay qabteen doonni laga leeyahay dalka Taiwan, oo ay saarnaayeen shan shaqaale…

Dibadbaxyo ruxay inta badan magaalooyinka waaweyn ee Kenya

Mudaaharaadyo looga soo horjeedo dowladda Kenya ayaa ruxay magaalooyinka waaweyn ee dalka Kenya, iyadoo dhalinyarada mudaaharaadaya…

Xisbiga Midigta Fog oo ku guuleystay wareega hore ee Doorashada Faransiiska

Natiijo hordhac ah oo kasoo baxday wareega koowaad ee doorashada baarlamaaniga dalka Faransiiska ee dhacday Axaddii…

Pezeshkian iyo Jalili oo isugu soo haray doorashada Iran

Natiijadi kasoo baxday doorashadi madaxtinimada ee Jimcihi ka dhacday dalka Iran ayaa muujisay inuusan murashaxna helin…

Gantaalladda Ruushka ayaa afar qof ku dilay 34 kalena ku dhaawacay magaalada bari ee Pokrovsk

Gantaalka Ruushka ayaa Isniintii ku dilay magaalada Pokrovsk ee bariga Ukraine ugu yaraan afar qof, waxaana…

Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay weerareen afar markab oo ku sugnaa dekedda Haifa ee Israa’iil

Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay subaxnimadii hore ee Axadda inay qaadeen hawlgal milateri oo ay si wadajir…

Dowladda Soomaaliya iyo QM oo ka wada hadlay Soo gabo gabaynta Hawlaha Xafiiska UNSOM

Dowladda Soomaaliya ayaa wadahadal la billowday Ergada Siyaasadda ee Howlgalka Qarammada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM, kaas…

Armenia oo dal ahaan u aqoonsatay Falastiin

Armenia ayaa si rasmi ah u aqqoonsatay dawladnimada Falastiin, sida ay Jimcihii sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda…

Heshiiska cusub ee Waqooyiga Kuuriya iyo Ruushka ayaa ku baaqaya gargaar militari oo degdeg ah haddii lagu soo duulo

Waqooyiga Kuuriya iyo Ruushka ayaa ku heshiiyey in ay bixiyaan gargaar milatari oo degdeg ah haddii…

Ruushka iyo Waqooyiga Kuuriya oo kala saxiixday heshiis malatari oo is-difaac ah

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa maanta oo Arbacada gaaray Kuuriyada Waqooyi, kaddib markii uu sheegay in…