JADWALKA DOORASHADA GUDDOONKA LABADA AQAL EE BAARLAMANKA SOOMAALIYA OO LA SHAACIYAY

Musharrixiinta u tartamaya Doorashada Guddoonka Aqalka sare iyo Musharrixiinta u tartamaya Guddoonka Golaha Shacabka  ayaa la diiwaan-gelin doonaa inta u dhexaysa 19-21 bishaan April 2022.

Doorashada Guddoonka Aqalka Sare ayaa loo qorsheeyay in la qabto 26 April 2022.

Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka ayaa sida Jadwalka ku cad la qaban doonaa 27 bishan April 2022.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *