Wasiirkii Cadaalada Israel oo Waashay .

Warbaahinta Israa’iil ayaa sheegtay in Wasiirkii cadaalada ee israa’iil Levniye uu Waashay,Kadib mudo uu la ildarnaa  niyad jab iyo burbur maskaxeed uu ka qaaday Weerarkii Xamaas .Wasiirka ayaa dareemayey Cabsi,niyad jab iyo isku buuq sababo la xiriira dareenkiisa masuuliyadeed wixii dhacay 7-dii Oktober ,Weerarkii ay xamaas gudaha ugu gashay Israa’iil .Wasiirkan ayaa loo diiday inuu Dalka dibadiisa aado,TV-ga 12-aad ee Israa’iil ayaa arintan ka Waraystay siyaasiga la yiraahdo Ben Caspit,wuxuuna  yiri sidan .“Sababta Wasiirku Caqligiisa u waayey,waa Culaysyo haystay,sidoo kale wuxu dareemayey ceeb iyo fashil,Qoyskiisa oo uu u cabsanayey noloshooda iyo dareenkiisa masuuliyadeed fashilkii dhacay 7-dii-OctoberMaalmo kahor Wasiirku inta aanuu waalan,wuxuu doonayey inuu is casilo,Lknse Xukuumada ayaa ka diiday,Waxaan filayaa hadii laga aqbali lahaa inuu dalka ka baxo oo is Casilo xiligan Ma Waasheen .Dawladu siday u dhaqmayso iyo Culaysyada jira awgood Wasiiro badan iyo Masuuliyiin muhim ah ayaa Caqligooda waayi doona ” .
  •  

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *